sida naqa roobkoo
samada laga naawilo
niska dhexe soo onkoday
waxaa tahay nuur ka shidan
mar walba niyadayda oo
naftaydu ay ka raali tahay
nasraay qlbigan ugu nugul dartaa
hadmaad la naf qaybsanoo
nolosha la wadaagi saxan

sida laba noloshiyo
nafaqa kala qaybsatoo
ku naaxisa xiiso mida
waxaan nasabeey riyada
naruurada moodayaa
inaad igu nabantahee
nasraay qlbigan ugu nugul dartaa
hadmaad la naf qaybsanoo
nolosha la wadaagi saxan

Exit mobile version