VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta naf ka dheer nafteedii - Lyrics

dhibic hooray dayrtiyoo subax dhool da'aayaay dareemada dhamaantood nagu daara damisaay idil dhamaantaydii yartii dhaqashadeediyo farxad aan dhamaanayn qalbigay ku dhalisaay dhafrayoo habeenkii waanigan la dhuubtee naf ka dheer nafteedii dhayal kuma gam'aysee dhamayseey la'aantaa adin maan dhaqaajeen dheeftigiyo anfaaciga dhinacood ma eegeen ma ogtahay dhugtaadiyo idil dhaawacaaguba bu'da dhaayahaygay inay dheeligay tahay
Queue is empty
-- / --