Heesta Hees - Lyrics
inan yahay mar aan tagay miyigoo
barwaaqa oon maali jiray rammad
dhalinyaro is maqashoo mirta dhexe
ciyaar guda oon aan u madax ahay
markay timid rugteedii ma aday ahayd
xalay horta taan la soo maray
misi waa is moodsiis oo maluhu wa ben
masalada u jeedadu
inanyahay mirtii xalay markuu laba u qaybsamay
mugdigii habenimo
meeshii aan jiibsaday wan ku lamadoodsaday
maayadi i qaadee
ma aday ahayd xalay ruuxaanu
muraneen u macneeyay caashaqa
mise waa is moodsiis maqalkiyo dhawaqan
ana sii macaansaday