cishqigu waa dabayl
duufaha wada oo
dibnaha iyo saaran
daymada ee

naf meeli kududaa
maqnaana haynine
maxaad haad sheegtay
kaama ma marmaa he

nasiibka aduun
nimcooy adigiyo
ninkaygaan leedi
waa lay ka laaladaye

Exit mobile version