Heesta Anna waan gurxamayaa - Lyrics
amba waan gurxamaya
sida aar gantaala
meel ugalo waayaa
hadba gees urooraayaa
nabsi hayga gadano
calaf geedi weeye
gabdhaan jeclaayee
miyaad iigaraabayn
haben iyo waabari
gurigaad kunoshahy
afarta geesbaan
salaantayda geeyaa
sidaad ii gaclootee
nabsi hayga gadanoo
calaf geedii weeyee
gabadhaan jeclaayey
miyaad ii garaabayn