Heesta Anshaxaad ka sidataa - Lyrics
aqoontiyo garashada
asluub aad uwacaniyo
anshaxaad ka sidataa
indhahaaga quruxda le
markaan eego daymada
ana damacuu iqaadey
arligaa dhamaan tii
adaan kaa ishaartee
naftaa kuu oomonoo
ubax kuu sidee garoo
adiguna amraneey
unugyada wadnaha iyo
uur kaad kutaalaa
edebtiyo sharaftaa
alle kuu dhameeyo
ana waad isiditaa
arligaan dhamaantii
adaan kaa ishaartee
nafta kuu oomanoo
ubax kuu sidee garoo