Heesta Boqorkii quruxda - Lyrics
daweeya nimaan
dabaal baranoo
dadba ugaloo
bilaney kalgaceylku
waa dab baal baxayoo
adigaa bogsiin karayee
boqorkii quruxdaay
boqorkii quruxdaay
bidhaantaada waan ubaahanahy
bilaneey kalgacaylku
waa dab baal baxayoo
adigaa i bogsiin karayee
wixii biliclaba bil dhaan wacaney
nafteydad kumudaybaa
ubugtee bilaneey
kalgaceylku waa
dab baal baxayoo
adigaa bogsiin karayee
boqorkii quruxdaay
bildhaantaada waan ubaahnahee
bilaney kalgaceylku waa
dab baal baxayoo
adigaa bogsiin karayee
ibadee iigAa biic