Heesta Dumar - Lyrics
hablaha taan kadoortaay
baleen maran iitaagtoo
dibna iigu soo noqon
dabcigiyo nasiibku
waa deeqda eebe
aniguna jaceyl daran
ku daaran laabtoo
dibjiradana igu daray
war san dumaray iilkii
marnma talada kuma darAn
rag inay udaran yihiin
haweentooda dumacani
shalay markaan daayey
doolar kiyo lacagta
ku dabaalanaayeey
waatii dadkaygee
jeclayd duunyadeydee
daaimka wax bixiyee
durdurkii markuu go ay
uurku daalun taydii
dayrisey jaceylkii