VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gaarisa - Lyrics

bili weey gabartuye goob aad uwacaniyo kiiniyeey ku dhalatee eesaha wajeeriyo gabiyada maan dheerey gurigaad ku dhalatiyo goobtaad ku nooshahay gaarisaad ku dayeedaa ku abaal leeyahay diyar xulashadeediyo gaaridii haweenkay goobtii kal baalda gayaan lama sinee garo gabdhahaad wax dheertahoo guriaad ku dhalatiiyo goobtaad kunooshahay gaarisa agteedaa ku abaal leeyahay
Queue is empty
-- / --