dadkoo gama sanoo galowguna hurdaan sida gaasan jirin gabadh yahay daraadaa gureynayaa haa haa keenee gardaran heeladiyo ayaan waankula gisheen adoo gaara oo waankula hadlee waan kaa gadoomee soomaad garan