VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Rooney la’aantaa - Lyrics

dhabarka iyo laabtiyo dhinacaa wadnaha iyo damac kulul ku beertoo dhaawacban qabaaye rooney la aantaa dhulkaa ila wareego cirka ii dhawaaqoo kaa dhowrsan maayee wada dhalashadeeniyo dhiigeena eegoo dhooley iga dhaqaale dhankastoon eegaba dhaayah urooney waxan kuugu dhegayaa wada dhalashadeenee rooney la aantaa dhulkaa ila wareegoo cirkaa iidhawaaqoo kaa dhowrsan maayee
Queue is empty
-- / --