VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waan salalaa - Lyrics

Bartii socodkii laafyaha Bartii socodkii laafyaha Sinta kama dhaqaaqdee Bartii socodkii laafyaha Bartii socodkii laafyaha Sinta kama dhaqaaqdee Umastuuri carafeey Umastuuri carafeey Cataatiina u siidhaa Umastuuri carafeey Umastuuri carafeey Cataatiina u saydhaa Sadalaa wasalalaa Sadalaa wasalalaa Sadalaa wasalalaa Wajigeeda siman iyo Indhaheeda sixirkaa Wajigeeda siman iyo Indhaheeda sixirkaa Markaan sidaa u eegaba Sahwibaa i qaadee Markaan sidaa u eegaba Sahwibaa i qaadee Sadalaa wasalalaa Sadalaa wasalalaa Sadalaa wasalalaa
Queue is empty
-- / --