ala wuxuu abuuriyo
ifka waxa aku nool dumar
aynigaa ka doortee
anshaxiyo wanagaba
eebahay ku deeqaay
la iskama araarte
waxaa tahay ayaaneey
onkodiyo hilaaciyo
ilo wada barwaaqaa
hadii uu illaahay
aqbal iiga dhigi lahaa
ifka adiga mooyee
inan kale aduunyadan
aroos lama wadaageen

aqalkaad u hoyataa
iftiin miidhan weeyoo
ilays nuuraybaa tahay
aragtida dhul dooogliy o
ubax soo baxaa tahay
uradii i haysiyo
aahdiyo dhibtaan qabay
taan ku oon baxaayee
ku iloobay baa tahay
hadii uu illaahay
aqbal iiga dhigi lahaa
ifka adiga mooyee
inan kale aduunyadan
aroos lama wadaageen

Exit mobile version