hadii laba is dhaarsaday
xaashaa is dhawrayn
aduunyadu dhib weeyee
dhug malaha noloshuye
ha igu dhaafin waligaa
dheemankiyo luulkaba
adaa iiga dhiganoo
halbawlaha dhexdiisiyo
kuwa dhiiga qaadadd
caashay ku dhigan tahay
inaa tahay dhamays duma r
dhaayahu jeclaystaan
dharaartaanad ii iman
anfac miyaan dhadhamiyaa

hadaan laba dhantaalkiyo
caashay dhibaatada
kalgacalyl ka dhiidhiyin
dhug ma laha wacadkuye
adna hayga dheeraan
dhinacaan ka eegiyo
markastoon ku dheehdaba
waxaa tahay dhamasoo
dhaqankiyo asluubtuna
dhaxalkaagii weeyan
inaa tahay dhamays duma r
dhaayahu jeclaystaan
dharaartaanad ii iman
anfac miyaan dhadhamiyaa

Exit mobile version