inanyahay hilaaciyo
hogol roob la modaa
hanfi iyo kulayliyo
hirkii caashaq baan galay
hadhawtiyo hadeertaba
inaan kuu hanwaynahay
horn cable daawoo
hubsoo cawke waydii
hubsoo nimco waydii
inuu jacaylku hawl yahay
anuu i helayoo
hereri iyo hargeysaan
hortoodi ka sheegtee
hodan xubi ogsoonoow

Exit mobile version