Heesta Hodan - Lyrics
hanaankaaga hodaneey
haybadaada hodaneey
u hiloobay hodaneey
hilinka dhaqankiyo
hidihii dalkaaga
lagu soo hirtaaye hoo
naftan kuu hanwaynee
kuu heelan adigaa
taageero hiil iyo
hoy kula jeclaatee
hanaankaaga hodaneey
haybadaada hodaneey
u hiloobay hodaneey
hilinka dhaqankiyo
hidihii dalkaaga
lagu soo hirtaaye hoo
naftan kuu hanwaynee
kuu heelan adigaa
taageero hiil iyo
hoy kula jeclaatee
hoo
himiladii naftaydiyo
waxaa tahay haminayee
hurdi waayay awgaa
haybintaada hodaneey
helistaada hodaneey
u iloobay hoodaneey
hilinka dhaqankiyo
hidihii dalkaaga
lagu soo hirtaaye hoo
naftan kuu hanwaynee
kuu heelan adigaa
taageero hiil iyo
hoy kula jeclaatee