Jaahaan doonayee
Jimsigeedu tuuuu
Jaar ila qodeee
Jarmal iga jirtay
Jeexaygiiyey
joog muuqataan
Wax jira hawenba
kaa jecladayey
Jam jam quruxda iyo
Hilaab joogsilooo
Jacaylku galaan
Jid la qadayooo
Huuno joog sadoo
Ku jeclaadayey
Jimsi qurux wanaag
Midab jowharoo
Anbad loo galad
Ku jiqlaysateen
Jiheeyo wadnahan
Ku jarmaadayee
Xubi joogsanlee
Adiguun Ku jecel