VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta naftani diiqad mooyee kugu raysan waydee - Lyrics

dookhaygaa cajiiboo adoo ruuxii ku dayaa kaa jeesan daymada ayuunbaan dareenkiyo damac iga kaa galin naftu diiqad mooyee kugu diirsan waydoo dar alle imaad qancin kun jir niyada kaa dilay kaala diriray dhaayaha kuna duray odhaah kulul adna dayday mooyee ma is tidhaahdid diga rogo ha dii aad idayn lahayd ducaan kuugu dari lahaa dabcigaygaa yaabloo dabeecadaadan dadnimo u bogeen dadkoo idil ayaa la igu kaa diroo qalbigaan ku dayrshay hore kuuma doonayn dibna kuuma raadshoo ha ku deeqdo kuma rabee
Queue is empty
-- / --