VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Run iyo Been mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Axmed Rays
Run iyo Been

run iyo been kala wacan
rayna wa qoftiisee raaliyo ninkaan qabin
wuu la raad gubyoodaaX2

ruux labo bogle ahna haday raacdo niyaduna farxad kuma nagaadoo rafaad baa u danbyn

rugtii aad u guurtay haday raas qaboowdahayX2
ka durduuro raaxada kaa raali baan ahayX2
rajadii aan kugu qabay iyo rubudka laabtii ruuneey inta laiga raraybaa raadkiina iga lumayX2

raasamaal aduunyiyi hadaad raacday xiisaha rixim goys inaa tahay inanyahay ra’yiga kali
hana soo rogaal celin raynrayn kunooloowX2

dumae waa riddo iyo waran raga loogu daw galay waa laagama raydtaan waana lagama ree
naf jacayl ku raagtaana risqi kuma hawaysoo farxad kuma nagaadee rafaad buu danbaynX2

aduun laisma raacshee haday ruux kusoo ridiX2
qof kusaartay heeryada anaa kaama rogayeeX2
sidii roon rabaa oogee dad raadsha guushee ruuneey ra’yiga kali
ana waan ka raystaye ruuxaga iga celiX2
raasamaaal aduunyiyo hadaad raacday
xiisaha rixim goys inaad tahay
inanyahay ra’yiga kali hana soo rogaal celi raynrayn ku nooloowX2

codkii Axmed Rays