VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xulasho - Lyrics

Intaan xulashada ku jirey Xiliga dhookhiyo hablaha Xariirtii ideeqdayeey Xigtoy kalgaceyka hano Xidigtii aan raadin jirey Xaqiiq adigaa noqdee Xidhiidhka dhexdeena hay Adaa xawiley xiskiyo Xamday qalbigad degtee Xushmee laab ku xayiran Anoo xogta caashaq qaba Wuxuu cilmi qorey xasuus Ayey xubin kugu lamaan Xagaaga ii jiideysaa Dookhaygu miduu xigsado Xurmiyo ii noqoto xaas Xalkii adiguu noqdee Xidhiidhka dhexdeena hay Adaa xawiley xiskiyo Xamday qalbigad degtee Xushmee laab ku xayiran
Queue is empty
-- / --