VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Deeq - Lyrics

adaan deeqoow ifkiyo aduunyada kuu jecloo dabeecad wanaagsan iyo dadnimaad igu jiidatee dayrtaynu barbaarnayiyo da dan aynu maanta joognaba dabnahaan kaala baqayoo dushaan kaa eegan jiray dib u soo noq noqotayee daranidaa jacaylyohow duugoobi waydee adaan duhur iyo habeen dartaa u hiloobayoo dareemaha jidhkiyo wadnaha darisbaad la tehee naftan dookhiyo cishqigu dabaylaha raaciyee danteedii ka laalantee daacadnimo ku gaadhsii
Queue is empty
-- / --