anoo fu aadoow ku jecel ayaad farxadii kalgacal
fagaare ku daadisoo fogaatood guursatee
farxiya hanad iyo wacays anoo filsan kuu dhalaad
intaad nagu faani lahayd ka faantay xilkaad sidee

fikta buurta aad kortiyo fudayd ku labaysigaagani
aan fiirshee halka uu ku digoo

anoo fu aadow ku jecel facaa kaa doortayoo
furihii noloshayda adi aan faraha adi kuu galshaa
fadkii roob ii da aay fursadii camaleed heshaad
faduul ugu hawlgashood midkale u fadiisateed

Exit mobile version