jacayl waa barashiyo
busayl ruux loo qabiyo
bu diyo aragaaga iyo
ku baahay dareenka oo
beerkiyo wadnaha

bastay anigana kalgacal
yarkii igu beerayoow
barbaartaan kaa xushee
i baano intaanan bixin

jacay waa barasan iyo
badaadhaha mid kula qaybsadiyo
noloshaada baal dahaba ka galoo
ku baaniya markaad bukuutee
baladana kaa ilaaliyaa

Exit mobile version