VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kulan - Lyrics

kulankeenu fiidkii ilaa kaaha waa bar kalsoonida aan kuu qabo lama koobi karayee kaafiyow naftaydoow koorihii jacaylkow kub iyo kor kii xaada kiciyoow waan kaadaalinayaa kaawawahaa kaltanka a inta kor kuu eegayaa kanalkii igu fatahay inkastoon kalki hore kalifiyo kaded iyo koras aan u maray kacaankii jacaylkee kuwi kala hadlaayee kun haday ka kohodan kal iyo laab koob igama qaadaan
Queue is empty
-- / --