VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waayaha - Lyrics

waa yihiiyo kalgacalkaa isu kay wakiishoo iga waab samaystee adna war iima hayide jacalkii wareemaa igu mudan sidii waran aragaaga wiilyohow naftii weheshan lahayd wagii gaduutaba waxay eegto waa adi wareegtada aduunkiyo wakhtiga is badalayaa ana weedhan igu xidhay adna waalalowgiyo waa fiirintaada wakhtigeeni lumiyee
Queue is empty
-- / --