VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaleeco - Lyrics

jaleecadaan ku eegaa jidhku ii qaboobaa jawharad la moodyow siduu jeexba ii dagay jiro igu abuuryoo adaan kuu jirabane kaama jeesan karayee naxariista jamashada naf u jeelan soo eeg ma joogo ma jiifsado jidiin daayay awgaa qalbi kuu janjeedhoo aad u tahay janiyo udug jawaabtiisa aan helo jaah wareerka caashaqaa jilbo xidhay naftaydoo jooge maqan sidaan ahay adba waad u jeedaa jeedaaladaada qalbi jiitay hanatoo jiro waxay i dayn lahayd adoo ila jiroo abid jaar aynu noqonee
Queue is empty
-- / --