VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dahab - Lyrics

gu dahabiyo wabi gimgimaniyo waliba gaaskiyo dabiiciga maxay gayiyoow adiga nimcadu guudkaaga taalaa gudgude hooraan arkaayoo galaysoo baxdaan arkaayoo hadaana gayiyoow abaar baa adiga guudkaaga taal dad gaajadu ay laysiyo hooyadu la gumaaday iyoo gumaysigu saaran yahay ayaan gayiyoow arkaa maxay taariikhda guunkii dadkaygii gumaadoo taniyo saydkii gadooodiyo ila hallgankii guray gudgude hooraan arkaayoo galeyda baxdaan akaayoo geeloo dhalaan arkaa hadana gayiyoow aaarba adiga guudkaaga taal dad gaajadu laysay iyo wayaanadu laysay iyo gumaysigu saaran yaa ayaan gayiyoow arkaayaa
Queue is empty
-- / --