VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dalkii - Lyrics

dalkaygii iyo dadkaygii deegaan udgoonkii salaan baan u diryaa intaan kal diboonee runtii waan damqanayaa dulmigiyo dhibaatada kumaanan daynee waxaan ku dadaalayaa ama u dagaalamayaa difaacaaga weeyee deeq allaa baxshee waxaan doonayaa isku duubniyo dawlad inaan helnee saw ma tihid diyaar duunyadeena geeliyo sidii darartii maandeeq adhiguna durduurtoo lo,du dararsan tahay runtii waan dareemaa dabiiciga dhulkeeniyo khayraadka dihanee waxaan bulshooy doonayaa ama ka dacwoonayaa dulmigaa i haystee deeq allaa baxshee waxaan doonayaa isku duubniyo dawlad inaan helnee saw ma tihid diyaar
Queue is empty
-- / --