hadii aan kuu waramo
miyaad iiga war guri

hadii ii warami
ana waan kaa war guri

waar sidaan ku helay
wargeysadu qoreen
waxma garatadii
iyo waayandii xumaa
jwxo way weerartoo
waxba kama hadhin
wariseey walaal
maadan helin warkaa

hadaan kuu waramo
miyaad iga war guri

hadii aad ii warami
ana waan kaa war guri

wadankeenu waa
wehel lagu nastee
waano iyo ducaba
lagu waabayoo
wiilasheenibaa
waaran qaatayoo
wadka laayay
wayaanada
wiiqay baynu nahay

kwa waashayee
weheshada tiinkee
wariseey maxay
war a,aan yihiin

wadadii xornimo
kii ka weecdayee
walbahaartee
wakhtigu wuu
wareegayaa

Exit mobile version