VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hees dhaanto 2 - Lyrics

sinjiga gob soomaali baan ahaye samaanta ninkii ka saahiday sanku neefle igama sarayn karnee sumaca tigree siuu uu rabiyo suntiyo dabinada sirtaan garanoo sifaystay anba seefahaygiyo sagaashan gu, iyo siyaadan ka laahay surgooyo dagaal saf loo galiyo saleel anuu waan ka saahidaye siyaasad markay sagsag noqotaba kacaan saldhigaa sii wadee ha sugo rabitaanku suu yahaye siqiir kacay iyo sideetan jirkuba ha hiigsado gobonimo sal loo dhigaye safkiyo sacabkiyo sanqadha bixi waa sumacda sanad guuradeeniiyee waa oogose shan iyo tobankeedaay soo dawooweey safka joogee farxad kugu salane soo dhawoowee taan sugaynaay saldhigii calankeenaay soo dhawooweey waa samaanee siyaad iyo gurey ah soo dhawooweeey
Queue is empty
-- / --