Heesta Hees dhaanto 3 - Lyrics
huunooy deeqaay dartaa
darxuoodayoo
dawyo uga dhacoo
u dibjjiray habeen
huuno daahiroow
aniguba dartaa
hurdo daayayoo
waan ku daydayaa
dayax soo bixiyo
dahab midabkii lee
aan dawaafnee
xageen u dalxiis tagnaa
daara lagu nastiyo
dabaqyay leedahaye
juba land baan damcaye
ma isoo daawadsiin
adaan daalinoo
wali mudan darxumo
kaalay daawo kismaayo
damaashaad ku aad
inaan dookhaygiyoow
xeebta wada dagnuu
damac iga galaye
maku dadab galnaa
markuu roobku da,io
doogu uu ka baxo
dooxa waynee jigjiga
damo quruxsanaa
dalka quruxda lehee
aynu wada dagnaa
daymo iyo dalxiisa
daymo quruxsanaa
ana dookhaygiiyeey
kama diidadayee
af madoow baan duciyo
kuugu tumi durbaan
aynu dalandaalo
dalka wada marnee
gaarisa iyo ijara
ma wada dagnaa
dooxa wabiga iyo
daarihii wajeer
adoon daal u marin
iigu imo durbaba
beesha lagu dagee
loo dalxiis tagee
habaas waynbay dantiyo
dookhu iga jiraa
da;lkii hooyo iyo
dooxadii dhiyaa r
mar uun baan digiyo
doolo kuu kaxxayn
dahariyo afdheer
dalsankii godey
daarihii nogbeed
dayr ma wada tagnaa
markuu roobku uu da,o
doogu uu ka baxo
dooxa wayne jgjiga
daymo quruxsanaa
dalka quruxda lehee
aynu wada dagnaa
daawashiyo dalxiis
daymo quruxsanaa