VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ima gayo adoo kale - Lyrics

gabadh ugub ayaan ahay reer goba ka dhalatoo ku barbaartay goob wacan iyo guri barwaaqa ah garaad nimaan lahaynoo guna qaatay baa tahay gasiin uu lahayn cunay oo galay wadkiisee waxaa tahay nin gacalkiyo ehelkii gumaaoo meel uu aado garanayn indho go,an ayaa tahay garaad nimaan lahayno goob xun yala baa tahay oo aan loo garaabayn is gulaalay baa tahay sheekadaba gunteedii aan gabagabeeyee kuwa timaha gaydhiyo geesiyaasha mooyee ima geyo adoo kale
Queue is empty
-- / --