VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wadani - Lyrics

ha iska noqon dhadhama raac isticmaarku dhaansday dhulkeenana ha gadadinana dhasha soo koraysiyo dhaaxalkii awoowgeen dhuwaa ha uga tagina nimaan dhiig usoo shubin ama dhidid uso qubin ama dhamac usoo marin gobonimo ma dheefsado Lyrics by Masuul.com waa dheeman calankuye ilaa oo dhidibtaan dhiimashada ha diidina hadii aan la dhiidhiyin dhaba qudha la wada marin dhayalsade ma gaadhin nimaan dhiig usoo shubin ama dhidid usoo qubin ama dhamac usoo marin gobnimo ma dheefsadao
Queue is empty
-- / --