VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhambaal - Lyrics

naftii dhaayeheedu uun xagaaga dhuganayeen dharaaraha tirinaysee hadii aanada dhawrinoo dhankaaga u heelanaan dhaawacbay mudanaysa dhanbaalka soo diroo dhinacaad inoo wado dhagtu ha maqashee adigu ii dhiib warkii jacaylkii dhiirana dhabada soo qaadayee adiga kugu dhaygagnaa hadii aanad dhibaadinino qalbiga aanad dhayin ilayn dhursuga wuu diidayaa
Queue is empty
-- / --