VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ku daayay anoo ku jecel - Lyrics

kashaada wixii daweeya ayaa taydana dabiiba erayga laabtaada deeqa ayaa taydana diroo dad wada jirabaan nehee is waaga hadaad dan mooday anoon rabin diiqadaada anoon doonayn dhibkaaga naftaydan laba diblayn samirna dabar uga dhigiye anoo ku jecel ku daayay dookheeda naftaad ahayd jacayl daacad aawadeed markuu dabray caashaqaagu hadaad dabaq sare ka fuushay duciyo samirbay dan mooday
Queue is empty
-- / --