jacaylkaan todoba sano
sidaayeen xanbaaree
sinta iyo dushaydiyo
wadnahayga saaraw

hadii aanad saxarkiyo
iska leexin siigada ee
sideebaan ku odhan laa

hadii aanad soconayn
sagsaaiyo dhibaatada e
maxaan kugu sameeya

maahmaah soo jireenoo
soomaaliyaa tidhi
samraabaa sadkii hela

seegi maynee sidii roon ALLAHAYOW

jacayulkaan sanado badan
sidii sabi u dhawroow
sabaalayn ku wadaye
hurdo uga sal guurow
hadii aanad soo noqon
sahal kuma ilaawaye
sidiibaan ku odhan lahaa

Exit mobile version