VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z


Dhamac Lyrics

Dhiigi iyo wadnaha
Xididada dhamaan
I dhaxqadayoo damac
Bay igu shidan
Dhaya heygiyoo in kastoon
Ku dhicin ku dhawaaqi karin
Halku nabar I dhigay…2X

Dhab baan ku rabaa duni kaa
Dhigtee arin ila dhamee
Macaan ila dhamee …2X

(((BOGGA LABAAD)))

Sidaan kugu dhagee
Ma dhaqaaqi karin
Dhadhab baan ku jiray
Dhaka farayey
Dhameeys kii ragoow
Dhufeeskii naftoow
Kaan ku dhartayoow
Dhiiga u huroow….2X

Dhab baan ku rabaa duni kaa
Dhigtee arin ila dhamee
Macaan ila dhamee….2X )))

Lyric by Dayran omar

loading..
-- / --