VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hadaan - Lyrics

Haddaan kugu walan gaaray hee Wadnaha kugu habi jiray Sidii waligii siradli iyo Weedhadune ila cosleed...2X Haddaan waji gabax ka qaaday~ee Haddan wan tobi weysay Wanagii bohol ka tuurtay Warerka maxaa i badayee...2X Warhooy weyne waa illaah hee Walaacii waa iga dhamaday Anigu wardi caanshaq kuma jiro Wiil loow waji gaaga iga Qari.....2X (((BOGGA LABAAD))) Haddaan wehel caanshaq dushayee Haddaad igu fiirsan gaadhay Waayo badan ku samrayay Wayeelkii hadal ka diiday.....2X Haddeey walwal la'aan ku Haasay waalidu iga raaci gaadhay Markuu axdi geeni wiiqay Haddaa wajib kaagi seegtay.....2X Wadadu heedhe waa labee Walaacii waa iga dhamaaday Anigu wardi caanshaq kuma jiro Wiil loow waji gaaga iga qari....2X ))) Lyric by Dayran omar
Queue is empty
-- / --