VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Indeer garad - Lyrics

rag waxaanad amaanta marka ay aqoontiyo asluubtii ku dedeen indheer waxa tahay aan il lahaynoo aragtida cajabiyee ogaalkay mid kula mida hadaan dhabarka aabiyo uur lagu hayn ifkaa laguma sheegine urursha xubnaha iyo inta dhiiga qaadiyo wadnaha u adeegta iskaa raacshay adigo ilmo joojin waaye ma adkaysto aadmigu arimada jacaylkee haday uurka gaadhe udug iyo ilaysiyo ubax aanan kala hadhin ayaad iila siman tahe ogaalkay mid kula mida hadaan dhabarka aabiyo uur lagu hayn ifkaa laguma sheegine urursha xubnaha iyo inta dhiiga qaadiyo wadnaha u adeegta iskaa raacshay adigo ilmo joojin waaye
Queue is empty
-- / --