VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaceylkii kampala - Lyrics

waxaan ahay ruux bad qaba hadana buka oon ladnayn xamilay habeenkii badi hurdada beer qofoo intuu kal gacayl ka baxay barasho wiil miduu boholyaw ku riday naftaydaan biiliyo u nugul baladiyo dhibkee ilayn beer caashaq galay intuu baahida qabee baaqiyo cabashada baroorta ma joojiyee adaa lahashada i baday wadnaha baxsanow hantiyay buuraha bacadkiyo hanfiga kanbaala adaa ibaday dabadeedna adaa ka baxay bar baartaan raaci lahaa ha beegsan adaa i yidhi gayaankaybaan ka xulan
Queue is empty
-- / --