VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maan gaabyo - Lyrics

mareegtii shinida dawligii mudnaa maamuuska iyo kulahaa macnaha maangaabyadii maslihii saldanoo muftaaxyadii helay may mahadinoo mir uma arkine magacood bayoo madoobaa halkuu marqaankii la galay khaatumooy midnimo waa muunadii waa muraayadii midhihii janada laba midab lihii goortuu mirdhaa maar loo rogee inkaar macalin iyo ma yeedhaan ishii
Queue is empty
-- / --