VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Muftaax - Lyrics

Jacayl baan maalayaa Xasuustaan igu maqan Adoo meel fog ku nool ayaad maanka yeelatee Mid kale miyaan doonayaa Qalbiga aamusaee Masuul iga ahoow Muftaaxi naftayda ahoow Anna maanta gacaliyoow kaaga maarmee Dhiigaataa ku milantahayee Miirkaaga dhuurayaa Hadaan muuuqaaga arag Arlada dhan waa mugdoo Xabiibi waan maansanahee Mid kale miyaan doonayaaa Adiga uun baa ii muuqanee Masuul iga ahoow Muftaaxi naftayda ahoow Anna maanta gacaliyoow kaaga maarmee Dhiigaataa ku milantahayee
Queue is empty
-- / --