VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waxaad maagantahay sheeg - Lyrics

sida meel ugbaadloo dhirtu wada magooshiyo maanku ku raystaa muuqaagu ii yahay anoo kugu maqnaayoo qabay muxibadaadaan miciin kaa filaayoo adiga kaa filaayee mudo inaan samraayay waa marag ma doontee waxaad maagantahay sheeg siduu yahay mahiigaan mawjado hirdamayoo mudanow jacaylkii xiskaygii ku maadee mareegada wadnaha iyo maydaanta halistuu micidii halashee
Queue is empty
-- / --