Heesta Waxaan helay Jacaylkii - Lyrics
Wax kale ha moodinee
Ha modinee hagag ii
Dhageyso...1X
Waxa helay jaceel kii
Haleeyo halkaas dhigay
Hubaal adiga weyaan...2X
Anoo ku han weynoo
Adi kugu hamiyayaa ..2X
hamadi
Hamadi hamadi i gooysee....1X
Halyey baan ku mooday I hanan
Karayee...2X
Ma anaa hubsaday hubsaday baa
Haween kii haleeyo
Haruriye in aad tahay..1X
(((BOGGA LABAAD)))
Habeen taa la kulan taaba
La kulan taba markii aad u Heestee....1X
Huunoy wan ku jeceli
Iyo halkee baad ku noshahay
Huu haa u dhibtaa...2X
Ana helay warka goo
U jaray hogankee
Humagaa humagaa
Humagaaga iga qari...2X
Halyey baan ku mooday I hanan
Karayee...2X
Ma anaa hubsaday hubsaday baa
Haween kii haleeyo
Haruriye in aad tahay...1X )))
Lyric by Dayran omar