1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
Dhibta caashaqiyo
Dhayal sigii hodan
Udhintoo cilmibaa
Iil loodhigee x2
Waax yuhuu dhaman
Dhex qaado jacayl
Dhakhso igu dhacyoo
Dhuuxiyo wadnaha
Wuu igu dhanyee
X2
Dhamee waaxidow
Yarkan igu dhex nool
Isku kaaya dhoowr
X2
Dhibta caashaquu
Laysla dhadhamiyoo
Anigana gadii idhaa-
Wacyoo x2
Dhalintaba dhamaan
Kaan ka doortayow
Aan dhisnee kalgacal
Hoo ila dhadhami
Dhaaya haygiyoow
X2
Dhamee waaxidow
Yarkan igu dhex nool
Isku kaaya dhoowr
X2