VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalbi lule - Lyrics

Qurux iyo adaa Qiimo iyo wanaag kheyr ka U sitoo qalbigey I luleen...2X Qeyb sii jaceyl ka ee Aan ku qabee ila qabo adaa Ila qabo adaa igu qaali yee..2X ((( BOGGA LABAAD ))) Mid qof kii arkaa uu Qadari nayoo Qiimeyna yaa Qurux aad u tahee....2X Qeyb sii jaceyl ka ee Aan ku qabee ila qabo adaa Ila qabo adaa igu qaali yaa....2X ))) lyric Dayran omar
Queue is empty
-- / --