VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Saqda dhexe habeenkii - Lyrics

saqda dhexe habeenkii sodon jeer qiyaastii sariirtaan ka toosaa qalbigoo socdaaliyo u sahan tagay dhankaagan soo noqo ku leeyay ALLAHAYOW i samo bixi waxa i sida jacayloo sida sabi dhalaanaan laabta kugu siday sumadaada gaarkiyo sanqaroorka kugu yaal saygii xalaashow sawtkaaga oo qudha qalbigaba siraadshee sideen kuu ilaawaa
Queue is empty
-- / --