VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xafladii arooskayna - Lyrics

Xidigyahay la daawado Xareed yahay da,aysee Xays iyo udgoonkaa 2× Xariirtii janada iyo Xuural caynta moodee Xishoodkuna xishoodkuna Xishodkuna u dheer yahay 2× inaan ku jecelahay Calafkuna halis yahay Ruqtii waan ruqtii waan Ruqtii waan ogsoonahee Heey heey Xafladii arooskeenaayeey Heey heey Hindigii la qaaban laayee Heey heey Hobeey xaaskaygii noqon laayee Heey heey Cindigii weynu gaadhnee Heey heey Hobeeya ha xorooba caashaquye Heey heey Hobeeya ja xorooba caashaquye Heey heey Hobeeya ha xorooba caashaquye Heey heey Hobaala hobaala hoobeeyooy Heey heey Hobeeya xorooba caashaquyey Heey heey Xaqiiqsaday inaa tahay Xilkaskii i dhaqan lahaa Xilahiisa noqon lahaa 2× Xaashaa inaan rabay Xumaan kuuma quudhee Xurmo iyo xurmo iyo Xurma iyi qadarin baad 2× Xagaygaad ka helaysaa Xageeba weeyee Xagaygaad ka helaysaa Xageeba weeyee Kol hadaan kol hadaan Kol hadaan is xulanee Heey heey Xafladii arooskeenaayeey Heey heey Hindigii la qaaban laayee Heey heey Hobeey xaaskaygii noqon laayee Heey heey Cindigii weynu gaadhnee Heey heey Hobeeya ha xorooba caashaquye Heey heey Hobeeya ja xorooba caashaquye Heey heey Hobeeya ha xorooba caashaquye Heey heey Hobaala hobaala hoobeeyooy Heey heey Hobaala hobaala hoobeeyooy Heey heey
Queue is empty
-- / --