VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Xalay mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Ayaan tromso
Xalay

Xalay kaan hurdada
U hawaawiyoo
U hawaawiyoo

Oo hiraaxo badan
Hebaloow jeclaa
Ubad ugu hayi yoo
Ubad ugu hayi yoo
Maantana maantana
Guushaan hantiyay

Guushaan hantiyay
Gaa raadiyee
Guushaan hantiyay
Gaa raadiyee
I baday alahayoow
Hubaal hubaal iiga eeg
I baday alahayoow
Hubaal hubaal iiga eeg
Intaa tari haloow
Hubaalkaaga eeg
Intaa tari haloow
Hubaalkaaga eeg

Xalay kaan hurdada
Ku haloosiyoo
Ku haloosiyoo

Oo diibada sii ii hiiliyoo
Ii hiiliyoo heer sare
Noqdoo maantana
Maantana guushaan hantiyay

Guushaan hantiyay
Gaa raadiyee
Guushaan hantiyay
Gaa raadiyee
I baday alahayoow
Hubaal hubaal iiga eeg
I baday alahayoow
Hubaal hubaal iiga eeg
Intaa tari haloow
Hubaalkaaga eeg
Intaa tari haloow
Hubaalkaaga eeg

codkii Ayaan tromso