VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xigto - Lyrics

wuxuu caashaqo ixidho intuu xubnahayga raco xanuunkaaguna itaabto xayn daab waxan ugu jiro xurmo iyo sharaf kuuhayaba hadauunbaan helay xogtaadii inay xiiso kaa ahayde xiskaygu wuxuu ifaray anoon ku xumaynahayn xalgaabsiga uma hayee xigtiyo ila noqo walaal waxan wacadka xeeriyoon intaan nafta dabar ku xidho oo aan dadba kaa xigsado xaashe waxan kugu farxoo laabteyda kugu xaara oo haduunbaan helay xogtadi inay xiiso kaa ahyde xiskaygu wuxuu ifaray anoon ku xumaynaheyn xalgaabsiga uma hayee xigtiyo ila noqo walal
Queue is empty
-- / --